Masuul ka tirsan Xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka oo la dilay & DF oo War ka soo saartay

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan dil galabta askari ka tirsan ciidamada DF uu qof shacab ah ugu geystay wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in askariga dilka geystay uu ka tirsanaa ciidamo la socday gaari dagaal oo ilaalo u ahaa Gaari kale oo uu la socday Wasiirka Cadaalada … Continue reading Masuul ka tirsan Xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka oo la dilay & DF oo War ka soo saartay